Top Ad unit 728 × 90

Latest

recent

artificial intelligence Ama Sirdoonka macmalka ah Waa Musiibo Ku soo Foodleh Suuqa Shaqooyinka Aduunka!

 




Sirdoonka Artificial: Waa Musiibo Ku soo Foodleh Suuqa Shaqooyinka Aduunka

Sirdoonka macmalka ah ayaa noqday qayb ka mid ah nolol maalmeedkeena iyada oo loo marayo robots iyo teknoolojiyadda , dhibaatooyinka adag ayaa lagu  xalliyaa, nolol maalmeedkeenana waa la gu fududeeyaa oo waxay leedahay saameyn dhaqaale

Warbixin uu soo saaray bangiga maalgashiga ee Goldman Sachs ayaa sheegaysa: Sirdoonka macmal ah ayaa laga yaabaa inuu bedelo wax u dhigma 300 milyan oo shaqo oo waqti-buuxa ah ama full time job, sida laga soo xigtay majaladda Forbes, sida lagu sheegay warbixin uu soo saaray Machadka Teknolojiyadda Massachusetts iyo Jaamacadda Boston, sirdoonka macmal wuxuu beddeli doonaa ilaa laba milyan oo shaqaale sanadka 2025, Daraasad uu sameeyay machadka ayaa tilmaamaysa in McKinsey Global uu ku qiyaasay in 2030, ugu yaraan 14% shaqaalaha adduunka laga yaabo inay u baahdaan inay beddelaan shaqadooda sababtoo ah horumarka xagga digitization, robotics iyo sirdoonka macmal.


Shaqooyinka halista ku jira:

Waxa ka mid ah shaqoyinka bilabay in si weyn loo isticmalan sirdoonka macmalka ah:

Qeybta Adeegga Macmiisha:Weydiinta macaamiisha iyo mashaakilaadka badanaa waa ey soo noqnoqotaa, AI waxaa loo isticmaali karaa in lagu bixiyo jawaabo toos ah.


Xisaabinta:Adeegyada xisaabinta ee ku shaqeeya AI waxay bixiyaan nidaam xisaabin oo hufan, dabacsan, ammaan ah  maadaama ay diyaar u yihiin adeegyo ku salaysan daruuraha ama cloud ka iyadoo la adeegsanayo algorithms AI waxay hubisaa in xogta la ururiyo, la kaydiyo oo si sax ah loo falanqeeyo, sidaas darteed shirkado badan ayaa hadda isticmaalaya automation iyo sirdoonka macmalka ah  ayagoo u isticmaalaya hoolahooda xisaabaadka.


waxaa jira shaqooyin farabadan oo AI da eey qaadan doonto hada Save maka dhigtay ilmaha caanahooda 

artificial intelligence Ama Sirdoonka macmalka ah Waa Musiibo Ku soo Foodleh Suuqa Shaqooyinka Aduunka! Reviewed by mohamedgureey on December 17, 2024 Rating: 5

No comments:

All Rights Reserved by mohamedgureey © 2021 - 2024
Designed by MohamedGureey

Contact Form

Name

Email *

Message *

Powered by Blogger.